Saturday, September 12, 2026
Home VIDEO DAAWO“ Bal Maanta Yaa Loo Raacayaa Heshiiskii Khatumo Ee Siilanyo Saxeexay ..”...

DAAWO“ Bal Maanta Yaa Loo Raacayaa Heshiiskii Khatumo Ee Siilanyo Saxeexay ..” Siyaasi Cali Khaliif

0
781

DAAWO“ Bal Maanta Yaa Loo Raacayaa Heshiiskii Khatumo Ee Siilanyo Saxeexay ..” Siyaasi Cali Khaliif

Hargeysa (Dalmar-News):- Siyaasi Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo xalay ka hadlaayey munaasibad lagu falanqeynaayey  dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu   sheegay  in aad mihiin u tahay in Distoorka dib loo furo

Cali Khaliif ayaa sheegay in aanu maanta garaneen cid uu u raaco inay dabo gasha oo uu u raaco  heshiiskii uu magaalada Caynaba kula saxeexday madaxweynihii hore ee Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka  Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here