DAAWO: Lacag Intee Leeg Baa Ku Baxaysa Jidka Berbera Corridor , Goormuu se Dhamanayaa?

0
921

Lacag Intee Leeg Baa Ku Baxaysa Jidka Berbera Corridor , Goormuu se Dhamanayaa?

Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Md Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu maanta shaaciyey lacagta ku bixi doonta Jidka Berbera Corridor oo maanta la dhagax dhigay

Wasiirka ayaa sheegay in jidkaasi ay ku bixi doonto lacag ka badan 100 Milyan oo Dollar isla markaana si rasmi ah loo bilaabi doono 15.03.2019 .

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in la qorsheeyey in jidkan lagu dhameeyo muddo 22 ilaa 23 bilood ah una dhiganta laba sanno oo bilo la,a

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/QpBHTVuF88M

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here