RASMI : Ex Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo Ku Biirtay Liiska Siyaasiyiinta Loo Diiday Kaadhadhka Golaha Dhexe Ee Kulmiye .

0
1434

RASMI : Ex Wasiir Samsam Cabdi Aadan Oo Ku Biirtay Liiska Siyaasiyiinta Loo Diiday Kaadhadhka Golaha Dhexe Ee Kulmiye .

Hargeysa (Dalmar-News):- Wararka Naga soo gaadhaya xafiiska guud ee xisbiga muxaafadka kulmiye looga arrimiyo ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland ee xukuumadii Siilaanyo Marwo Samsam Cabdi Aadan iska dhex weyday liiska xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo saaka shir uga furmaayo magaalada Borama .

Samsam Cabdi Aadan wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland isla markaana ahaa xubnihii ugu cad cadaa olalaha xisbiga Kulmiye ayaa maanta dibad joog ka ah shirka xisbiga Kulmiye isla markaana aan  gabi ahaanba ka qeyb gali doonin  shirkaas

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here