DAAWO “ Farmaajo Dagaal Cuno Qabateyn Oo Joogto Ah Buu Nagu Wadaa..” Madaxweynaha Somaliand

0
603

DAAWO “ Farmaajo Dagaal Cuno Qabateyn Oo Joogto Ah Buu Nagu Wadaa..” Madaxweynaha Somaliand

Hargeysa (Dalmar- News):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka hadlaayey munaasibada xuska ciidanka qaranka Somaliland ayaa waxaa uu  eedeymo u jeediyey madaxweyne Farmaajo

Muddane Biixi waxaa uu sheegay in Farmaajo uu Somaliland ku hayo dagaal , Cuno Qabateyn iyo Boro Bagaando Joogto Ah .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here