Facebook oo xirtay ku dhowaad kun cinwaan oo laga leeyahay gudaha Iiraan

0
594

Facebook oo xirtay ku dhowaad kun cinwaan oo laga leeyahay gudaha Iiraan

Shirkada baraha bulshada ee loo yaaaan Facebook ayaa shaacisay in Cinwaano laga leeyahay gudaha iiraan ay hakisay isticmaalkooda kuwaasi oo ay ku eedeysay in loo adeegsanayay qaan aan sharci aheyn.

War saxafadeed ka soo.baxay Facebook ayaa khamiistii shalay lagu sheegay in ciwaanadan ay tiradoodu tahay 783 xildhibaan kuwaas oo badi ay leedahay xukuumada Iiraan.

Mas,uuliyiinta Face book ayaa intaa ku daray in ciwaanadan loo isticmaalayay warar aan jirin oo xaqiiqda ka fog iyo dhibaateynta bulshada caalamka.

Cinwaanadan ay shirkada baraha bulshada ka xirtay dowlada iyo shaqsiyaad reer Iiraan ah ayaa dhanka kale waxay wadeen falal ka dhan ah xasiloonida dalalka suuriya iyo Yemen oo dagaalo sokeeye ay la dageen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here