DAAWO : Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Iminka Heshiis Ka Gaadhey Arimaha Doorashoyinka

0
640

DAAWO : Xisbiyada Kulmiye Iyo UCID Oo Iminka Heshiis Ka Gaadhey Arimaha Doorashoyinka

Hargeysa (Dalmar-News):- Xisbiyada UCID iyo Kulmiye ayaa waxaa ay iminka soo saareen war saxadeed wada jir ah oo ay heshiis kaga gaadheen arimaha doorashooyinka iyaga oo sheegay in ay diyaar u yahiin doorasho ay labadooda xisbi galaan , isla markaana ay doorashadu dhacdo bisha 11 ee sanadkan 2019

War saxaafadeedan oo ay ku kala saxexan yahiin Faysal Cali Waraabe iyo Gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye ayaa ka koobna Shan Qodob

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here