DEG DEG : Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah ee Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Oo La Shaaciyey

0
788

DEG DEG : Magacyada Musharaxiinta Rasmiga ah ee Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland Oo La Shaaciyey

Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa  shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Musharixiinta u tartameysa Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Puntland.

Illaa 21 musharax ayaa u tartami doonto xilka Madaxweynaha Putnland halka ay 11 kalana u tartamayaan xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland sida ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Puntland.

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa loo qorsheeyay in ay dhacdo 8-Bishan oo ku beegan Talaadada soo socda waxaana lagu wadaa in Berri oo ah 7da Bisha Janaayo ay xildhibaanada Puntland dhagaystaan qudbadaha Musharaxiinta.

Halkan hoose ka aqriso Magacyada Musharaxiinta Puntland;

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here