DEG DEG : Magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland Oo Lagu Dhawaaqay

0
637

DEG DEG : Magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland Oo Lagu Dhawaaqay

Garoowe (Dalmar-News):- Waxaa goor dhoweyd la shaaciyay magacyada guddiga dorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland oo la doonayo in dhawaan lagu doorto magaalada Garowe.

Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ka dhaceyso magaalada Garowe, waxaana ku xigta doorashada madaxweynaha maamulka Puntland.

Waxaa gudigaasi Guddoomiye looga dhigay Ismaaciil Cabdi Abtiile, waxaana saacadihii ugu dambeeyay socday latashiyo ku saabsan guddigaasi iyo soo xulistiisa.

Hoos Ka Akhriso Xubnaha Guddiga Doorashada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here