DEG DEG: Kooxo Hubaysan Oo Gudaha Magaalada Qardho Ku Weeraray Taliye Caare Lana Baxsaday Gaadhigii Uu Watay Taliye Caare Iyo Wada Hadalo Lagula Jiro Caare Oo Qardho Ka Socda

0
864

DEG DEG: Kooxo Hubaysan Oo Gudaha Magaalada Qardho Ku Weeraray Taliye Caare Lana Baxsaday Gaadhigii Uu Watay Taliye Caare Iyo Wada Hadalo Lagula Jiro Caare Oo Qardho Ka Socda

Kooxo hubaysan ayaa saaka badhtamaha magaalada Qardho ku weeraray Kornayl Siciid Caarre, oo hoggaamiyaha Jabhad fadhigeedu yahay Puntland oo Somaliland ka soo horjeeda.

Kooxda ayaa ka xaystay gaadhigii gaar ka ahaa ee kornayl Siciid Cawil Caarre.

Wariyaha HCTV , ayaa sheegaysa in hadda ay socdaan waan waan Odayaasha deeganku wadaan oo la doonayo in kooxda lagaga soo celiyo Gaadhiga.

Illaa hadda ma cadda sababta ay kooxdani u dhaceen Gaadhiga kornayl Siciid Cawil Caarre, balse wararka soo gaadhaya Shabakadda Somalilandtoday ayaa waxa ay sheegayaan in kooxdan weerarka gaystay ay daba socoto weeraro hore oo ay gaysteen dad ay isku deegaan yihiin Kornayl Caarre oo la sheegay inay hore gaadhi u dhaceen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here