Madaxweyne Gaas Oo Xalay U Hoyday Magaalada Dhahar Iyo Mashaariic Uu Saaka Dhagax Dhigi Doono .

0
833

Madaxweyne Gaas Oo Xalay U Hoyday Magaalada Dhahar Iyo Mashaariic Uu Saaka Dhagax Dhigi Doono .

Ceerigaabo (Dalmar-News):- Madaxweynaha maamulka Puntland Md Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd uu u hoydayย  Magaaladaย  Dhahar ee gobalka Sanaag .

Madaxweynaha ayaa saka la filayaa inuu dhagax dhigo mashariic kala duwan oo ay ka midย  yahiin waddo Laami ah oo isku xidhaysa Xingalool, Dhahar, Baraagaha Qol iyo Sheerbi taasi oo dhererkeedu yahay 90km.

Waa wadadii Labaad ee Xukuumadda Madaxweyne Gaas ka daahfurto gobolada Sanaag iyo Haylaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here