DAAWO :- Warshadii Daamurka Ee Hargeysa Oo Xalay Gubatey Iyo Qaabkii Loo Bakhtiiyey

0
876

DAAWO :- Warshadii Daamurka Ee Hargeysa Oo Xalay Gubatey Iyo Qaabkii Loo Bakhtiiyey

Hargeysa (Dalmar-News):- Habeenkii xalay aheyd waxaa gubatey warshada Daamurka ee Hargeysa ee uu leeyahay Ganacsade Cumaani taas oo ku dhex taala xayn daabka Madaarka Hargeysa .

Waxaa dabkaasi u soo gurmay ciidanka dabdamiska Somaliland isla markaana bakhtiiyey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here