Wednesday, July 22, 2026
Home WARAR Deg Deg :- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Iminka Is...

Deg Deg :- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Iminka Is Casilay

0
994

Deg Deg :- Masuul Ka Tirsan Xukuumada Muuse Biixi Oo Iminka Is Casilay

Burco (Dalmar-News):- Agasimihii guud ee wasaarada cadaalada Somaliland Xussen Maxamed Maxamuud ayaa iminka si rasmi isku casilay .

iscasilaada masuulkan ayaa timid kadib isagoo kamid ahaa waftigii madaxwayne muuse usoo rqacday safarkiisan gobolkada bariga.

daawo goordhay shir jaraaid oo uu magaalada burco ku qabtay agaasimaha js casilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here