XUKUUMADA SOMALILAND OO MIISAANIYADA QARANKA KU DARTAY CASHUURO XAD DHAAF AH OO LAGU SOO ROGAYO HAY’ADDAHA WARBAAHINT IYO XARUMAHA DAABACAADA

0
1072

XUKUUMADA SOMALILAND OO MIISAANIYADA QARANKA KU DARTAY CASHUURO XAD DHAAF AH OO LAGU SOO ROGAYO HAY’ADDAHA WARBAAHINT IYO XARUMAHA DAABACAADA

Hargeysa(Dalmar-News):-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay cashuuro ay ku soo rogtay hay’addaha kala duwan ee warbaahinta.

Miisaaniyada sanadka 2019 ee hortaala golaha wakiilada somaliland ayaa lagu xusay xadiga cashuuro ka soo xaroonaya wasaarada warfaafinta, taas oo lagu xusay cashuurta la saaray hay’addaha kala duwan ee warbaahinta madaxa banaan ee somaliland iyo hay’addaha kala duwan ee ka shaqeeya dhinaca daabacaada.

Cashuurta lagu soo rogay hay’addaha kala duwan ee warbaahinta somaliland oo u muuqata mid culus oo aanay qaadi Karin hay’addaha warbaahintu.

Halkan Hoose Ka Akhriso Cashuuraha Lagu Soo Rogay Hay’addaha Warbaahinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here