Xukuumada Muuse Biixi Oo La Wareegtay Xarunta Tvga Universal Tv Ee Magaalada Hargaysa

0
412

Xukuumada Muuse Biixi Oo La Wareegtay Xarunta Tvga Universal Tv Ee Magaalada Hargaysa

Xafiiskii Universal TV ee Hargeysa ayay duhurnimadan maanta ah la wareegeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Somaliland. Waxaa ay xarunta TV-ga ka dareeriyeen shaqaalahii iyo weriyayaashiiba. Dawlada Somaliland weli si cad ugamay hadlin talaabadan ay qaaday, waxaase loo malaynayaa in ay la xidhiidho sidii ay telefishanada gaarka loo leeyahay qaarkood ay uga waarmeen munaasabadii xoriyada ee 26 June oo ay dawlada Somaliland sheegtay inaanay ka warami karaynin xuskii ka dhacayay magaalada Mogadisho. Waxii warar ah ee arintan ka soo kordha Isha Ku Hay Dalmarnews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here