Trump oo soo Bandhigay kaar Dahab ah oo qofkii $5 Milyan ku maalgashada Mareykanka uu helayo degenaasho rasmi ah

0
30

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu furay barnaamij cusub oo lagu magacaabo Kaarka Dahabka kaas oo dadka maalgashadayaasha ah fursad u siinaya in ay dalka Maraykanka ka helaan deganaansho rasmi ah.

Trump ayaa sheegay in codsiyada barnaamijkan la bilaabay, isla markaana uu leeyahay mareeg rasmi ah oo loogu talagalay dadka danaynaya inay iska diiwaangeliyaan.

Trump ayaa fariin uu ku daabacay bartiisa bulshada ee Truth Social, waxaa uu ku yiri, “tani waa waddo qurux badan oo lagu galo waddanka iyo suuqa ugu weyn adduunka.”