Shacabka Suudaan Oo Wali Sii Wada Dibad Baxyada

0
451

Shacabka Suudaan Oo Wali Sii Wada Dibad Baxyada

Ururka xirfadlayaasha Suudaan oo horkacayay dibadbaxyada ka socda dalkaasi ayaa dadaal ugu jiraa sidii Suudaan ay uga dhalan laheyd dowlad rayid ah isla markaasna xukun militari aanan loo baahneyn.

Kumanaaan shacabka dalkaasi ayaa weli si wada dibadbaxyada, tan iyo xalay waxay ku sugnaayeen agagaarka saldhigga militariga ee Khartuum, waxay codsanayaan inay la sameeyo dowlad rayid ah.

“Dadku waxay ku dhawaaqayaan inay helaan xoriyad dhameystiran” ayuu yiri Amjed Fariid oo ah kamid ah dadka dibadbaxa dhigaya oo mar u la hadlayay BBC.

Quote Message: “Maamulka dalka kaalin kuma laha siyaasiyiinta oo kaliya ah iyo militariga, waxaa jiraa caqabadooyin dhowr ah oo ka dhashay 30-kii sanno ee lasoo dhaafay”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here