Maxaa ka dhasahay Kulankii Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland 

0
728

Maxaa ka dhasahay Kulankii Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland

Addis Ababa (Dalmar-News):- Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu galabta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatey raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed

Kulanka ayaa waxa uu noqon doona kii ugu horeeyey ee ay wada qaataan madaxweyne Biixi iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya

Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya   oo war ka soo saarey arintan waxaa uu sheegay in labada Masuul ka wada hadleen isbedelada  Geeska ee ay Itoobiya Hormuudka u tahay , arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo isticmaalka dekada Berbera ee dawalda Itoobiya saamiga ku leedahay

Image may contain: 1 person, suit, wedding and indoorImage may contain: one or more people, people standing, suit, shoes and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, screen and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, screen and indoorImage may contain: 3 people, people sitting, suit, wedding and indoorImage may contain: 9 people, people standing and suit

Image may contain: 1 person, standing and suit

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here