Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug

0
470

Madaxweynaha Puntland oo Gudoomiye cusub u magacaabay Gobolka Mudug

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maaanta oo taariikhdu tahay 22 December 2018 magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Xeer Madaxweyne Lr. 221 ee 22 December 2018, Kuna Saabsan Magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waaya aragnimadiisa shaqo

Markuu Qiimeeyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Cabdulqaadir Xuseen Nuur Dirir loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug

3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here