Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay Gole Wasiiro

0
675

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo magacaabay Gole Wasiiro

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay Gole Wasiiro ka kooban 10 Wasiir.

Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa 10-ka Wasiir uu magacaabay ayaa waxaa ku jira wejiyo cusub ah.

Waxaa la filayaa inuu dib ka soo magacaabo Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal, si uu u dhameystiro Golihiisa wasiirada.

Magacaabida Golaha Wasiirada kaddib ayaa Madaxweynelaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen waxaa uu u soo duulay magaalada Muqdisho.

Halkan hoose ka akhriso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here