Madaxwayne Xasan sheekh oo gaadhay Jabuuti

0
17

Madaxwayne Xasan sheekh oo gaadhay Jabuuti

Madaxweynaha dowladda Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaarar dalka Jabuuti .

Wafdiga Madaxweynaha ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Cabdulqaadir Kaamil Maxamed iyo xubno ka tirsan Xukuumadda Dowladda Jabuuti.

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa in maanta uu la kulmo dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.