Labo Qof Oo Dhintay Markii ay Ku Sumooben Tuulada Sheeddheer Ee Deg.Lughaya

0
28

Labo Qof Oo Dhintay Markii ay Ku Sumooben Tuulada Sheeddheer Ee Deg.Lughaya

laba qof oo ku geeriyooday deeganka Sheed dheer kadib markii ay Cabeen biyo sumaysan sida ay noo Xaqiijiyeen Dadka deegaanka sheedheer ee degmada Lughaya ee gobolka Awdal.