Isbitaalka Ugu Weyn Qasa Oo Qarka u Saaran Koronto La’aan Iyo Masar Oo Codsi Dirtay

0
120

Isbitaalka Ugu Weyn Qasa Oo Qarka u Saaran Koronto La’aan Iyo Masar Oo Codsi Dirtay

Iyada korontada laga jaray qeybo badan oo Gaza ah, ayna mugdi u horseeday deegaanka, diyaaraha dagaalka ee Israa’iil ayaa sii waday inay xalay duqeeyaan deegaanada ku yaala aagga Qasa.

Istibitaalka ugu weyn ee magaalada Gaza ayaa waxay haatan leedahay shidaal heyn kara afar maalmood oo kelya, sida ay sheegeen kooxaha gargaarka.

Go’doominta Israa’iil ayaa waxay ka dhigantahay inay gabaabsi noqonayaan cuntada iyo biyaha nadiifka ah.

Dalka deriska la ah ee Masar, ayaa ku baaqaya xabbad-joojin bini’aadantinimo oo socda muddo lix saacadood ah si gargaar loo geeyo Qasa.

Halkan sidoo kale ka aqriso:

Wadamada aan muslinka ahayn ee taageeray Falastiin iyo wixii ay yiraahdeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here