Golaha Shacabka oo maanta u codeynaya Xukuumada cusub ee Reysal Wasaare Rooble

0
349

Golaha Shacabka oo maanta u codeynaya Xukuumada cusub ee Reysal Wasaare Rooble

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta u codeynayaan Xukuumadda uu dhowaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu xildhibaanada Golaha Shacabka u sheego qorshayaashiisa ugu horeeyo ee ay qaadeyso Xukuumaddiisa magacaaban haddii codka kalsoonida hesho.

Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay kulamo looga hadlayay sidii codka kalsoonida loo siin lahaa Xukuumadda Rooble.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here