Tuesday, August 18, 2026
Home WARAR Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeelanaya...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeelanaya arrimaha Suuriya

0
280

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan deg deg ah ka yeelanaya arrimaha Suuriya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa gelinka dambe ee maanta yeelanaya fadhi deg deg ah oo ay uga doodi doonaan dhicitaankii nidaamka Madaxweyne Bashaar Al-Asad ee dalka Suuriya.

Kulanka ayaa waxaa codsaday Ruushka oo la sheegay inuu magangelyo u fidiyay Asad iyo qoyskiisa oo ku sugan magaalada Moscow.