DEG DEG : Xukuumada Oo Shaacisay Wakhti Lagu Daray Bedelaada Lambarada Baabuurta

0
562

DEG DEG : Xukuumada Oo Shaacisay Wakhti Lagu Daray Bedelaada Lambarada Baabuurta

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka Gadiidka Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in muddo cusub uu ku daray xiliga  bedelada Lambarada Baabuurta   waxaana  ay sheegen in xiligaasi ka bilaabi doono bishan saddexaad ilaa bisha June ee soo socota

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here