DEG DEG : Xiliga Uu Qabsoomaayo Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Lagu Dhawaaqay+Xifaltankii Kursiga oo Bilaabmay
Hargeysa (Dalamr-News):- Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu iminka si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga uu qabsoomi doono shirkii golaha dhexe ee xisbigaaasi.
Gudoomiye ku xigeenka xiabigaasi , xoghayaha guud iyo gudooomiye ku xigeenka golaha dhexe waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in shirku ka qabsoomi doono magaalada Borama taariikhdu markay tahay 23.02.2019.