DEG DEG : Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood Oo Waawayn

0
710

DEG DEG : Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood Oo Waawayn

Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa uu saaka ku dhawaaqey in xukuumada Somaliland ay go,aansatey inay ruqsadii isgaadhsiinta kala noqoto laba shirkadood uu jabiyey qodobadii  heshiiska lagula galay

Wasiirka ayaa sheegay in labadan shirkadood oo kala ah National Link iyo  Africa Online kadib markii ay bixin waayeen cashuurtii isgaadhsiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here