Dab khasaare geystay oo ka kacay xarun ganacsi oo ku taal Ciraaq

0
9

Dab khasaare geystay oo ka kacay xarun ganacsi oo ku taal Ciraaq

Dab qabsaday xarun ganacsi oo ku taal magaalada Kut ee dalka Ciraaq ayaa sababay dhimasho iyo dhaawaca toabanaan qof, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

Dabka ka kacay xarunta ganacsiga oo la sheegay in la furay shan maalmood un ka hor, ayaa kacay habeenkii Arbacada, iyadoo tan iyo markaas lagu guuleystay in la xakameeyo.