DAAWO : Xukuumada Somaliland Oo War Ka Soo Saartey Diwaangalintii Ay Ku Wadey Hantida Dawlada
Hargeysa (Dalmar-News):- Agaasimaha wasarada hawlaha guud iyo gureynta Somaliland Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu shaaciyey in wasaaradu soo gabo gabeysay diwaan galintii hantida ma guurtada aheydย , isla markaana wasaaradaย hawlaha guud 5 bishan dalka ka bilaabi doonto kireynta guryahaas
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan