DAAWO : Wasiirka Beeraha Somaliland Amed Muumin Seed Oo Abaal Marino Gudoonsiiyey Qaar Ka Mid Ah Shaqaalihiisa
Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka beeraha Somaliland Md Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu maanta abaal marino gudoonsiiyey qaar ka mid ah shaqaalaha wasaarada oo lagu qiimeeyey shaqo wanaag sanadkii dhamaadey ee 2018 kii
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan