DAAWO : Qaabkii Maanta Xabsiga Looga Sii Daayey Abwaan Cabdiraxmaan Abees

0
655

DAAWO : Qaabkii Maanta Xabsiga Looga Sii Daayey Abwaan Cabdiraxmaan Abees

Hargeysa (Dalmar-News):- Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay saaka xoriyadiisa u celisay Abwaan Cabdiraxmaan Abees waxaana uu goor dhaweyd Abwaan Cabdiraxmaan Abees ka soo baxay Jeelka weyn ee Hargeysa oo uu ku xidhnaa mudadii ay xukuumadu xidhay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here