DAAWO : Mid ka mid ah Wasiirada Xukuumada Muuse Biixi Oo Si Cad U Sheegay in Putland Reer Gaar ahi Leeyahay+Saluugna Ka Muujiyey Qaabkii Doorashadu U Dhacday
Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu uu si adag uga jawaabey hadalo habeenkii xalay aheyd ka soo yeedhay madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Md Siciid Cabdilaahi Deni oo ka Hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan