DAAWO: Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Ka Hadlay Heshiiska Ay Wada Galeen Dalalka Itoobiya Iyo Eritrea Iyo Wada Hadalka Jubuuti Iyo Eritrea
Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxweynaha dalka Jabuuti Md Ismaciil Cumar Geele oo wareysi siiyey idaacada BBC-da ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley heshiiska ay dhawaan kala Saxeexdeen Dalalka Ethopia Iyo Eretria
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan