Ciyaar dhex martay Roobootyo oo ka dhacday Shiinaha
Magaalada Beijing ayaa martigelisay ciyaarta kubadda Cagta oo dhex marayasa Roobootyo maalintii Sabtidii. Afar kooxood ayaa iskaga hor yimid ciyaar loo adeegsaday garaadka macmalka ah. Waxa la arkayay roobootyada oo laadaya, difaacanaya islamarkaana dhalinaya. Dhacdadan ayaa horudhac u noqotay Ciyaaraha Robot-ka ee Adduunka ee soo socda oo lagu wado in ay ka dhacaan Beijing bisha August