Booliiska K/ Koonfureed oo isku dayaya inay soo xiraann madaxwaynaha dalkaasi
Booliiska Kuuriyada Koonfureed ayaa u suurtagashay in ay gudaha u galaan xarunta madaxtooyada iyaga oo isku dayaya in ay soo xiraan madaxweyne Yoon Suk Yeol oo horey xil ka qaadis lagu sameeyay.
Balse waxa ay sheegeen in ay is hortaag ku sameynayeen ciidamada ilaalada madaxtooyada, ka dib markii uu iska hor imaad uu dhexmaray cutub ka tirsan ciidamadaasi.