Askari ka mida Ciidamada madaniga ah oo Burco Qof Ku Dilay

0
103

Askari ka mida Ciidamada madaniga ah oo Burco Qof Ku Dilay

Askari ka mida Ciidamada madaniga ah ayaa magalada burco ku toogtay mid ka mida shaqalaha wakalada biyaha Burco.

Khilaafka marxuumka iyo ninkan ciidanka madaniga ah ka mida ayaa ka dhashay markii masuliyiinta wakalada biyaha Burco ay amreen in laga soo jaro biya.