LAYAAB : Salman Immisa Raashinka Uu Hal Maalin Cuno Lacag Intee leeg Ayaa Ku Baxda
salman khan waa aktarka xiligan ugu awoodda badan bollywoodka sidoo kalena waa boqorka boxx office isagoo caadi ay noqotay in aflaamtiisa 100 crore ay kasara maraan
salman khan hadda waxa uu jiraa 52 sano laakiin uma muuqda inuu intaas gaaray midaaso u sabab ah jimicsiga iyo almiitada uu maalin walba sameeyo
iyadoo kaliya ay intaas saacidin inuu muuqaalkan yeesho waxaana sababta kowaad laga dhigay raashinka uu maalin walba cuno
salman khan hor inta uusan almiito sameenin waxa uu cabaa biyo kulul oo lagu dhex katriyay liin dib quraac ahaan waxa uu u cunaa afar ukun weliba nooca la dubo iyo dhaw xabo oo ana sabaayad uu cuno iyo waxa uu cabitaan dhigtaa garaafo caano ah salman waa mid jecel subaxii inuu quraac badan cuno
salman khan waxa uu qado ahaan u cunaa qudaar afar maalin oo usbuucii mid ah iyadoo sadex maalin soo hartay uu aktarkan cuno raashinka koonfurta hindiya uu aad u jecel yahay
iyadoo habeenkii uu casho ahaan u cuno dooro iyo khudaarta nooca ansalaatada la yiraahdo waxaana la sheegay in salman khan maalin walba raashin uu cuno ay ku baxdo lacag dhan 9 kun oo rupes dollar ahaan waa 123 dolar
iyadoo qiimaha lacagaha ay kala duwan yihiin madaama afar maalin uu khudaae isticmaalo iyadoo sii kororta afarta maalin ee uu cuno raashinka reer koonfurta
Xigasho : Filimside