DAAAWO : Garabkii Uurcade Oo Bur Buray Iyo Dacwadii Xisbiga Waddani Oo Laga Noqdey
Hargeysa (Dalmar-News):- Laba Masuul oo ka mid ah masuulyiintii ugu miisaanka cuslaa garabkii Maxamed Cabdilaahi Uurcade ee sheegay in xisbiga Waddani ay ka jabeen isla markaana ay dacwad u gudbin doonan maxkamada Sare ayaa shaaciyey in ay xisbigoodii waddani dib Ugu soo noqdeen isla markaana la dhameeyey tabashadii ay qabeenSidoo kale labadan Xubnood ayaa shaaciyey in ay joojiyeen dacwad ay rabeen in ay xisbiga Waddani ka gudbiyaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=7BFyENxoVoA