Taageera Lulaya Calanka Falastiin Oo Xoog Ku Soo Galay Garoonka Uu Ka Socday Kulankii Man United Iyo Copenhagen

0
70

Taageera Lulaya Calanka Falastiin Oo Xoog Ku Soo Galay Garoonka Uu Ka Socday Kulankii Man United Iyo Copenhagen

Nin taageera ah oo lulaya calanka Falastiin ayaa si xoog leh ku soo galay garoonka uu ka socday kulankii xalay ee ay Manchester United marti ugu ahayd FC Copenhagen, kulankaas oo ka tirsanaa tartanka Champions League-a.

Ninkan ayaa soo galay garoonka qeybtii hore ee nasiinada cayaarta, isagoo lulaya calanka oo ku qornaa eryadan ah ‘joojiya dilka carruurta Qasa oo aan midoowno’, ereyadaas oo ku qornaa afka Ingiriiska.

Kooxaha suga amniga garoonka Parken Stadium ayaa ninkaasi ka saaray garoonka oo uu ku sugnaa ilaa afartan il biriqsi.