Dad Ku Dhaawacmay. Bandhig Faneed Muqdisho Ka Socday

0
831

Dad Ku Dhaawacmay. Bandhig Faneed Muqdisho Ka Socday

how ay ka qeybgalyeen ku dhawaad 800 qof oo caawa ka dhacay hotelka Royal Plza ayna dhigayeen fanaaninta Suldaan Seeraar iyo Xariir ayaa mar uu dhax marayo waxaa is qabsaday qolada nabadgelyada iyo dhalinyaro .

Xabado aya dhacay wararka waxeey sheegayaan in dhalinyaro loo diiday iney ku ciyaaraan tiyaatarka ay xaalada ka bilaabatay kadibna ay rasaasta sidaas ku dhacday

Sarakil police ah oo gudaha joogta aya Radio Dalsan u sheegay in qof u ku dhawacmay xabadihi dhacay balse goobjoogyaal aya so sheegaya in dhaawacu 2 qof yahay.

Fanaaninta oo ka iimid dalka Itoobiya waxa ay u yimaadeen bandhigan iyagoo kaga yimid xaga Jigjiga .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here