Israa’iil Iyo Falastiiniyiinta Oo Gantaalo Is Dhaafsaday Iyo Xogo Ka Soo Baxay Gantaaladaasi

0
262

Israa’iil Iyo Falastiiniyiinta Oo Gantaalo Is Dhaafsaday Iyo Xogo Ka Soo Baxay Gantaaladaasi

Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza ee lagu dilay taliye ka tirsan kooxdaasi , iyo sidoo kale 9 qof oo kale oo rayid ah.

Saraakiisha ururka Falastiiniyiinta ee Islaamig Jihaad ayaa sheegay in ilaa 100 gantaal ay ku rideen gudaha Israa’iil.

Waxaa ay intaa ku dareen in gantaaladani ay ku dhaceen meelo ay ka mid tahay magaalada Telaviv iyo magaalooyiin kale.

Warbaahinta Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay in ilaa iyo 70 gantaal lagu soo tuuray dhanka Israa’iil.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here