DEG DEG: Boqor Buurmadow Oo Xoriyadiisii Dib U Helay
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed Boqor Buurmadow ayaa hadda xoriyadiisii dib u helay kaddib muddo billo ah oo uu ku xidhnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ee caasiamdda Somaliland – sida uu noo xaqiijiyey boqorka oo aanu khadka telephoneka kula xidhiidhnay hadda.
Boqorka ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay kaddib xukun saddex sanno ah oo ay u jartay maxkamadda racfaanka magaalada Hargeysa.
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyey boqorka.
Boqor Cismaan Buurmadaw sii deyntiisa ayaa kusoo beegmaysa xlli xaalladda degaanada Ceelafweyn oo boqorku kas oo jeedo aad u kacsan tahay waxaana la filayaa in uu ka qabnto xaaladda colaaddeed ee deegaanka Ceel afweyn.
Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco halkan.