Madaxweynaha Somaliland Oo U Amba baxay Dalka Jabuuti

0
515

Madaxweynaha Somaliland Oo U Amba baxay Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo xubno ka mida xukuumadda oo ay weheliyaan siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah ganacsatada dalka Somaliland ayaa maanta u ambo-baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti si ay uga qayb-gelaan aaska Marxuum Sacad Cumar Geelle oo lagu aasi-doono dalka Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here