Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay Shabakad ka ganacsata Carruurta iyo 12 Carruur la soo badbaadiyay

0
535

Ciidamada Booliska oo gacanta ku dhigay Shabakad ka ganacsata Carruurta iyo 12 Carruur la soo badbaadiyay

Ciidamada Booliska gaar ahaa kuwa Dambi baarista ee CID ayaa gacanta ku dhigay Shabakad ka ganacsata carruurta, kuwaasoo ka kooban 11 ruux.

Sida ay barteeda Facebook ku daabacday Taliye kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in 11 ruux ee la qabtay 8 ka mid ay yihiin Haween.

Sidoo kale waxaa ay sheegtay in la soo badbaadiyay 11 carruur da’dooda u dhaxeyso 12 sano jir illaa 7 bilood, kuwaasoo beec sugayaal ah.

Waxaa ay sheegtay inay carruurta ay soo badbaadiyeen ay gacanta ku hayaan Ciidanka Booliska intii laga baadigoobaya waalidiintooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here