DAAWO : Maxamed Cabdiqaadir Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Shirkii Beelaha Direed Addis Ababa Lagu Qabtey
Hargeysa (Dalmar-News):- Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa waxaa uu si adag uga soo hor jeestay shirka Beelaha Direed ee dhawaan lagu soo gabo gabeeyey magaalada Addis Ababa .
Suldaanka ayaa ku baaqay in meesha kaliya ee ka bad baadey dagaalkii Somali dhexdeeda oo uu ku sheegay dawlad deeganka Somalida Itoobiya aan laga abuurin wax qalaalase ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan