Home WARAR DEG DEG : Agaasimihii Tv ga Qaranka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday+Agaasime...

DEG DEG : Agaasimihii Tv ga Qaranka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday+Agaasime Cusub Oo Lamagacaabay

0
794

DEG DEG : Agaasimihii Tv ga Qaranka Somaliland Oo Xilkii Laga Qaaday+Agaasime Cusub Oo Lamagacaabay

Hargeys ( Dalmar-News ):-Wasiirka warfaafinta Somaliland cabdiraxmaanย  Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu iminka xilkii ka qaaday Agaasimihii Tv ga Qaranka Muuse Jaambiir .

Wasiir Guribarwaaqo ayaa xilkaas u magacaabay Wariye Maxamed Cali Waji .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here