Xukuumadda Soomaaliya oo xeer ka soo saartay sida heshiisyada loo galayo

0
558

Xukuumadda Soomaaliya oo xeer ka soo saartay sida heshiisyada loo galayo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xeer ka soo saaray dhaqan gelinta habraaca Heshiisyada dowladda Federaalka gasho

Wasaaradaha iyo Hey’addaha dowladda ayaa waxaa ka reeban in heshiis si toos ah ama si dadban ula galaan dalal, shirkado ama hey’addo ajnabi ah, iyadoo aan la raacin tallaabooyinka ku cad farqada labaad ee qodobka.

Heshiisyada lala galayo dalal  shirkado iyo hey’addo ajnabi ah ayaa ah in la horgeeyo Golaha Wasiirada, isla markaana ka hor la soo marsiiyaa Wasaaradda Arrimaha dibadda waaxdeeda  sharciga iyo heshiisyada Caalamiga.

Halkan hoose ka akhriso:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here