Madaxweynaha Hirshabelle oo mar kale isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

0
677

Madaxweynaha Hirshabelle oo mar kale isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa mar kale isku shaandheyn ku sameeyay xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkiisa.

Todo baskii hore ayeey aheyd markii Wasiiro u badan Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle uu magacaabay Madaxweyne Waare.

Wareegtada uu maanta soo saaray ayaa wuxuu ku magacaabay Shan Wasiir, Afar Wasiiru dowle & lix Wasiir Ku xigeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here