FADEEXAD : Ganacsade Maxamed Aw Siciid Oo La Siiyey Qandaraas Malayiin Dollar Ah Oo Aan Soo Marin Guddida Qandaraas-Yada

0
693

FADEEXAD : Ganacsade Maxamed Aw Siciid Oo La Siiyey Qandaraas Malayiin Dollar Ah Oo Aan Soo Marin Guddida Qandaraas-Yada

Hargeysa (Dalmar-News):- Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid  Ayaa la siiyey Qandaraas ku kici doona  lacag ka badan 4 Milyan Oo Dollar kaas oo aan cid ku tartantey aaney jirin sida uu shaaciyey telefishanka HCTV , Qandaraas-kan ayaa  ah qalab Scan ah oo dekada Berbera laga hir galin doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here