Magacyadda 6 Telefishinka Oo Shaaciyay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA

0
526

Magacyadda 6 Telefishinka Oo Shaaciyay Inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA

Hargeysa (Dalmar-News):- Guddoomiyeyaasha qaar ka mid ah Telefishinada madaxa-bannaan ayaa waxa goor dhawayd soo saareen qoraal ay ku sheegayaan inay kalsoonidii kagala noqdeen guddoomiyihii ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto.

Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here